Madaxweyne Deni oo eedeymo kulul u jeediyey shirkado ka howlgala Puntland

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si adag u dhaliilay Shirkadaha Korontada iyo Biyaha magaalooyinka Puntland, kuwaasoo ku eedeeyay inay faa’iido xad dhaaf ah ka raadiyaan Bulshada. Deni ayaa hadalkan ka sheegay daah-furka Shirweynaha saddexaad ee Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Puntland, oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbedelka Cimilada Dowladda Puntland kaasoo … Continue reading Madaxweyne Deni oo eedeymo kulul u jeediyey shirkado ka howlgala Puntland